Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Taliye Ciidan oo Qarax Miino Lagu Diley
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 09 2008
Taliye Ciidan oo Qarax Miino Lagu Diley
Written by Ali Moallim   
Saturday, 09 August 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo saaka lala beegsaday Kolonyo Ciidamada Booliska lagu soo tababaray Dalka Itoobiya la socdeen, kaasi oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho.

 

Wararka ayaa sheegaya in qarax lala helay mid ka mid ah Kolonyada Ciidamadaas, kaas oo uu saarnaa Taliyaha Ciidamada Booliska ee lagu soo tababaray Dalka Itoobiya.

 

Sarkaalka halkaasi ku geeriyooday waxaa uu ahaa Gaashaanle dhexe oo Ciidamada ah iyadoona sanadihii ugu danbeeyay uu ku howlanaa arrimaha booliska xukuumadda Federaalka Somaliya iyo tababaradooda.

 

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo sarkaalka qaraxaas ku dhintay ayaa magaciisa lagu sheegay Axmed Kaniis oo sida la sheegay gaariga uu saarnaa uu baabi'iyay qaraxa Miinada ee lala helay.

 

Ciidamada dhowaan lagu soo tababaray Dalka Itoobiya ayaa isugu jiray Milateri iyo Boolis oo mudooyinkan dhaq dhaqaaqyo ka waday Gobolada Dalka, iyadoona intii ay ku soo jeedeen Caasimada ay wadada u galayeen Kooxaha Kacdoonka ka wada Soomaaliya.

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >